Somali

EFASOM waa Urur Taageera Waxbarasho Loo Dhan Yahay

Ururka Waxbarasho Loo Dhan Yahay Somalia (EFASOM) waa urur wadani aan dawli ahayn, oo aan faa’iido doon ahayn oo ka shaqeysa xaqiijinta dhammaan dadka Soomaaliyeed xaqa ay u leeyihiin inay helaan waxbarasho tayo iyo badbaado leh xaalad kasta, xaaladaha degdegga ah iyo soo kabashada dhibaatada ka dib. EFASOM waxaa la aasaasay 2006dii koox aqoonyahanno iyo aqoonyahanno ah oo ka kala socday ururada bulshada rayidka ah oo ay ku jiraan xuquuqul insaanka, xarunta naafada, xarumaha warbaahinta, ururada dhalinyarada iyo xarumaha dib u dhexgalka carruurta.

ISFAHAM WADASHAQEYN

8 April 2023

Wasaaradda Waxbarashadda iyo EFASOM waxay kala saxiixdeen isfaham wadashaqeyn sidii wadanka loo gaarsiin lahaa waxbarasho tayeesan sanada 2023-2027

Halkan ka aqriso

DUGSIYADDA XANAADADA

18 April 2023

Wasaaradda Waxbarashada XFS ayaa soo gaba gabeysay shirka wada-tashiga Qaabdhismeedka Manhajka Qaranka ee Xannaanada Caruurta oo Maanta la ansixiyey.

Halkan ka aqriso

Shirweynaha Xubnaha Ururka EFASOM 20-21 Maarso 2023, Muqdisho:

EFASOM waxaa u furmay shir weynihii 17 aad taariikhda markay ahayd 20 March 2023

Xubnaha EFASOM taariikhda markay ahayd 20 March 2023 waxaa u furmay shir weynihii 17 aad ee laga soo bilaabey asaasaaskeeda. Xubnaha Ururka waxay soo bandhigeen waxqabadkooda dhanka waxbarashada ee sanadii la soo dhaafey 2022. Waxaa agaasimka ururka EFASOM laga dhegeystey warbixin ku saabsan Xaalada Waxbarashadda Dalka.

Waxbixinta Xaalada Waxbarashadda Dalka 2023

Warbixin

Nagala soo xiriir:

Education For All Somalia Coalition (EFASOM)
http://efasom.org/
https://www.facebook.com/efasom
https://twitter.com/EFASOMSomalia
WhatsApp+252615505177
Skype adam.herse
Address: Apr#13, 3rd Flr, Aaran Plaza, Near Hayat Supermarket Talex, Opposite Premier Bank,
Maka al Mukarama Street, Mogadishu, Somalia