Global Action Week for Education 23-29 April 2017

GAWE 2017

Planning meeting for Global Action Week for Education 23-29 April 2017

GAWE 2017

Planning meeting for Global Action Week for Education 23-29 April 2017

GAWE 2017

Planning meeting for Global Action Week for Education 23-29 April 2017

Todobaadka Waxbarashada Dunida 23-29 April 2017

Waxaan dowlada ka codsaneynaa
- in la helo waxbarasho lacag la'aan ah
- in la helo aqoon xirfadeed iyo mid farsamo
- in la fuliyo siyaasada manhajka waxbarashada iyo luuqadda oo ah af-soomaali
- in la bilaabo waxbarashsada dadka waa weyn
- in xooga la saaro aqris-qoraalka, farta soomaaliga, iyo afarta xisaabfal
- in sare loo qaado tayada waxbarasho ee macalimiinta iyo texgelinta noloshooda
- in la xoojiyo xiriirka (xidhiidhka) ka dhexeeya daladaha waxbarashada iyo wasaarada waxbarashada
- in la helo manhaj mideysan
- in sare loo qaado miisaaniyda waxbarashada ilaa 16%
- in dugsiyada quraanka kariimka lagu daro nidaamka waxbarashada oo hadana la tayeeyo.

Global Action Week for Education 23-29 April 2017

We demand the Government to do:

  • To provide free compulsory education
  • To promote TVET programs
  • To implement the national policy in curriculum and the literacy of Somali language.
  • To re-establish adult education and lifelong learning
  • To strengthen efforts to stimulate of literacy, numeracy and mother languages
  • To promote teacher quality and support teacher welfare
  • To increase national budget, portion of education up to 16%
  • To recognize Quranic schools in early childhood education.

 

اسبوع العمل العالمي للتعليم 23-29 ابريل 2017

ونطالب من الحكومة بأن تقوم بما يلي:

- توفير التعليم الإلزامي المجاني

- تعزيز برامج التعليم والتدريب التقني والمهني

- تنفيذ السياسة الوطنية في المناهج الدراسية ومحو الأمية في اللغة الصومالية.

- إعادة تأسيس تعليم الكبار والتعلم مدى الحياة

- تعزيز الجهود الرامية إلى تحفيز القراءة والكتابة والحساب واللغات الأم

- تعزيز جودة المعلم ودعم رفاه المعلمين

- لزيادة الميزانية الوطنية، جزء من التعليم تصل إلى 16٪

- التعرف على المدارس القرآنية في مرحلة الطفولة المبكرة.

New Products

Join us!

Nagu soo biir kana qeyb gal todobaadka waxbarashada aduunka 23-29 April 2017.

- Adam Maxamed, Agaasimaha

Join us in the Global Action Week for Education Campaign 23-29 April 2017.

- Adam Mohamed, Coordinator

انضم إلينا لاسبوع العمل العالمي 23-29 ابريل 2017

.

- آدم محمد، منسق الأئتلاف

GAWE 2017 Somali logo

Contact Us

Somalia Coalition for Education for All (EFASOM)

Apartment #1, Banadir Plaza Building

Maka-Al-Mukarama Street, Mogadishu - Somalia

www.efasom.org . https://www.facebook.com/efasom

00252615505177, efasomsomalia@gmail.com